Barmaamij Lagu Falanqeeyay Guusha Kulmiye iyo Guuldarrada Waddani: Muuqaal

0

-Maxaa Keenay Inuu Kulmiye mar kale ku soo noqdo talada dalka?
– Maxaa keenay In Xisbiga Waddani oo la filayey inuu Guuleysto amma ku soo dhawaado Kulmiye in tiro 80 kun ku dhow looga badiyo.?
-Qorshaha Xisbiga Waddani Ololaha u galay ma waxbaa ka khaldanaa, Dhalinyaradii uu awoodda saaray wax ma u soo kordhiyeen?
-Maxaa Kulmiye Gobollo uu awood ku lahaa doorashooyinkii hore uu Mucaaradku uga awood bato?
– Sidee ayuu noqon doonaa Mustaqbalka Xisbiyadu?

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.