Barkhadow caruurtii saaka xashiishka kula gurtay ee sawirada ka muuqda midhkan iga gaadhsii…….!

0
Barkhadow caruurtii saaka xashiishka kula gurtay ee sawirada ka muuqda midhkan iga gaadhsii.......!

Barkhadow caruurtii saaka xashiishka kula gurtay ee sawirada ka muuqda midhkan iga gaadhsii…….!

May ahayn in aad xashiishka gurtaan, waxay ahayd saaka in aad iskuul tagtaan! Waxaad u qalantaan nolol ta ugu wanaagsan iyo in aad ku noolataan xaafad nadiif ah oo idiin leh meelo aad ku ciyaartaan!

Hadayse idinku qabsatay in aad idinku xashiishka iska gurtaan! caruurnimo ayaad ku xil’gudateen,waxaad u dirteen fariin weyn Dawlada Hoose ee Hargeysa, shacab weynaha Hargeysa iyo xukumada Somaliland.

Fariintiinu wey na soo gaadhay hadaanu nahay kuwa samaha jecel, waana naga balan in aanu idin furano maalinta maalintan xigta ee loo balamo nadiifinta Daami!

Cabdikariim AHmed Mooge

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.