Hargeysa(Sayruuq)- Kooxadda kubadda cagta ee reer Isbayn ayaa ciyaar aad u adag oo mucjiso ah daqiiqadihii waqtiga dheeraadka ahaa ku badiyeyy , waxaanay ku badisaya 6-1 halka ciyaartii hore kooxda Psg ku badisay 4-0.
ciyaartan oo dunida dafaheeda laga daawanayay ayaa noqtay mid layaab keeda lah dadkii daawadayaasha ahaana soo jiidatay .