Bahada Sayruuq.com Iyo Suxufiyiin Badan Oo Kale Waxay Hanbalyo U Dirayaan Meherka Maxamed Saleebaan Iyo Naciima Qaasim.+Sawiro

0

Dhammaan Hawl Wadeenada Hay’adda war bahineed ee Sayruuq Media Group, waxay Hanbalyo u dirayaan Meherka Maxamed Saleebaan Iyo Marwadiisa Naciima Qaasim oo Hargaysa Ka dhacay gaar ahaan Ambassador Hutel.

.

image image image

image image image image image image image image image image image

Geesta kale Madaxweyne ku-xigeenkii 2aad ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax

Murashaxa jagadda Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga UCID Md. Jamaal Cali Xuseen

Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawadda Maxamuud Xaashi Cabdi,

Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdant Xuseen Cabdi Ducaalr

Khadar MaxamedCakuule
Cabdiqaadir Maxamed Ciid

Tafaftiraha shabakada caalamiga ah ee hadhwanaagnews.com Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asporo)

Tifaftiraha Wargayska Saxansaxo Saleebaan Ibraahim Xaashi

Tifaftiraha Wargayska Saxafi Mustafe Sheekh Cumar Geeddi

Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Banaroma)

Siciid Cawil Axmed Xajiin

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Tifaftiraha Shabakada Hayaannews.com Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe Janaale)

Afhayeenka wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sarre Cabdillaahi Ibraahim Xaaji Xasan

Maxamuud Axmed Ali (Askar)

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax

Yuusuf Maxamed Ismaaciil

Saddam Maxamed Axmed

Ayaanle Cabdi Yuusuf

Dhammaan Akhyaartani waxay Tahniyad u dirayaan Meherka Maxamed Saleebaan Cumar iyo Marwadiisa Naciima Qaasim oo Xafladda Meherkooddu ka dhacday hotel Ambassador ee Caasimadda Hargaysa, waxaannu leennahay noqda Qoyskii lagu badhaadhee nolosha ku guulaysta, waxaannu ugu ducaynaynaa Ducaddii rasuulka NNKH Baarakalaahu laka wabaraka calayka Wajamaca bayna kumaa filkhayr aw filkheyr Aaamiiiiin…Aaamiiiiin…..Aaaaamiiiin.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.