BADHASAABKII ABID UGU WANAAGSAN EE SOOMARA G. HAWD EE UGU WAXQABADKA BADAN. MUD,IBRAHIIN X.XASAN CALI

0

BALIGUBADLE (SAYRUUQ.COM)Badhasaabka  gobolka hawd ee hada oo ah   mr. ibrahiin x.xasan cali  run ahaan nin aad iyo aad u firfircoon, karti  iyo dadaal  badan, lana  soo dhaqmey  umado  kala duwan, saaxiib na  la ah  da’walba , waana  nin  aan aqoon  badan  u leeyahey.Dadku  waxey  yidhaahdaan( hubsiimo   halbaa  la  siistaa)

Runtii  masuul  kasta  oo  la doortaa  waxa  uu leeyahey  mudo xileedka  uu  xilka  hayo  waxa  loo yaqaano  (hoodo) taasi   oo la socota  xiligaa  uu xilka  hayo, oo noqoto  mid kheyr  leh  inta  badan,waxa  aad  arkeysaa  masuul  xil  hay  oo  dadaalaya  oo xiiqsan  oo isleh  wax  qabo  oo  aaney  waxba  u qabsoomeyn;  iyo  mid  iska  degan oo  aan dadaal  badneyn  oo  si   fudud

 

Horantii    sannadkii 2014 ayaa loo magacabay gudoomayah gobolka hawd taas oo maanta halku oo mariyo gobolka hawd  taas oo dhismayashaa ku yaala maanta gobolkan  ee uu ku soo kordhiya  badhsabaka  gobolka  ayaa ka mid yihiin   dhismaha aqalka madaxtooyida gobolka dhismaha maxkmada gobolka,   dhismayaala kale oo badan oo aan halkan lagu soo koob karina   ayaaa  ka muuqada maanta magalada madaxda gobolka hawda ee bali gubadle taas oo ay ka siman yihiin dhamaan degmooyinka iyo tuuliyinka gobolka  hawd ee u  badhsabaka ka yahaya  ibrahiin x. xasan cali

 

hore  waxa  uu xilka  hada u hayo  uga  soo  hayey   gobolada ( saraar) dhanka  horumarka  marka  la  eego  hoodo  wacan  ayuu  ku leeyahey  oo  xiligii  ay  magaalada   cayanaba  dhisantay  ee  meel  walba  dhiska , dariiqyada iyo  horumarka  bulshada  deegaan kaasi   ka  bilawdeen ayuu  ahaa  xiligaa  uu  ibrahiin x.xasan  cali  xilka  hayey, maalintii  xilka  laga qadey  ayaa waxa tabaya dada badan oo  ku dhaqan gobolkaaasi

py.c\casiis  ismaciil jamac . c\dheere

cabdi8844@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.