Badhasaab Ramaax Oo Hor Istaagay Dhul Wasaaradaha Dawladdu Bixiyeen

0

Guddoomiyaha gobolka Togdheer ayaa soo saaray go’aan uu ku joojinayo dhulka dawladda ee la siiyay ganacsatada kuwaas oo uu sheegay in ay sitaan warqado sharci darro ah oo ka soo baxay hay’addaha dawladda qaarkood.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.