Baashe Cali Jaamac Oo Lagu Daray Hoggaanka Waddani

0

Hargeysa(Sayruuq) Musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa hoggaanka xisbiga ku daray Baashe Cali Jaamac oo dhawaan xisbiga ku soo biiray. wasiirkii hore ee biyaha xukumadda Siilaanyo ayaa dhawaan ku soo biiray Waddani waxaanu saamayn culus ku leeyahay gobolka Sool.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.