Baarlamanka oo Diiday Xaaladii Degdega aheyd

0

Baarlamanka oo Diiday Xaaladii Degdega aheyd
Hargeysa waxaa saaka arrorti laga balansanaa in cod loo qaado xeer ka xaaladda degdega ah ee madaxweynaha somaliland md muuse biixi Cabdi ku galiyay saddex dagmo oo ka tirsan gobalka Sanaag.
Baaralmanka Somaliland ayaa markii kulu ku furmayba waxaa cod galiyay shir gudoonka oo uu u shir gudooninayay Guddoomiyaha wakiiladea Baashe Maxamed Faarax, 107 xildhibaano fadhiyay ayaa 41 ka mid ahi u codeeyeen haa halka intaan la galin diidmadda gudoomiyaha u cuntami wayday isala markaana si degdeg ah u xidhay kulankii isagoo balimiyay xildhibaanadda sabtida.

Xukuumadda ayaa u eeg mid aan ka shaqeysan xildhibaanadda kuwaasi oo haysta labba cisho oo looping laga gali doono.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.