Baarlamaanka Oo Doonaya In Ay Xubin La Hadhaan

0
Golaha Wakiilada Somaliland oo La Fasax Mudo Afar Todobaad ah

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in qeybo kamida xildhibaanada golaha wakiladda Somaliland oo shir doceedyo uga soconayeen saacadihii lasoo dhaafay gudaha hargeysa ay qorsheynayaan sidii midkood ula hadhi lahaayeen xubnaha komishanka doorashooyinka xisbiyada mucaaradku usoo xusheen ee lagu wado in Sabtida golaha la horgeeyo si loo ansixiyo .

Arintan ayaa markale suuro gal ka dhigi karta dibu dhac doorasho iyo muran horleh hadiibay ay sidaa u dhacdo .

Source: Suxufi Faysal Fifa

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.