Baarlamaanka Oo Diiday Xubnihii Mucaaradka

0

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta ka yeesheen  labada xubnood ee Komishanka xisbiyada mucaaradku u xusheen ayaa gabi ahaanba diiday in ay ansixiyaan labadan xubnood oo muhiim u ah in doorashadu qabsoonto.

Baarlamaanka oo muddo kordhin laba sanno ah ku fadhiya ayaa muddo xileedkoodu noqonaya 2020 haddii doorashadu qabsoonto.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.