Askari Puntland Ah Oo Dilay Suldaan Reer Sanaag Ah

0
Askari Puntland Ah Oo Dilay Suldaan Reer Sanaag Ah

Askari Puntland Ah Oo Dilay Suldaan Reer Sanaag Ah
Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa toogasho ku dilay Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ah Suldaanka beesha Aadan Siciid/Warsangeli.

Dilka ayaa ka dhacay bar kantarool oo ku taalla magaalooyinka Hadaaftimo iyo Badhan dhexdooda.

Askariga dilka gaystay ayaa la sheegay in uu isku dhiibay isla ciidamada Puntland.

Source: Suxufi Khaalif Foodhaadhi

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.