Arrimaha Doorashada Oo Warar Ka Soo Kordheen+Muuqaal

0

Hargeysa(Sayruuq) Wararkii u dambeeyay ee ka soo baxa xarunta guddida doorashooyinka Qaranka ayaa sheegaya in gabi ahaanba la dhammaystiray tirinta codadka doorashada loona gudbi doono ku dhawaaqista natiijada doorashada ilaa barri.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.