Ardaydii Dugsiyada Ugu Sarreeyay Oo Faro Madhan ka Jooga Deeqdii Waxbarasho

0

Ardaydii ugu saraysay dugsiyada Somaliland ayaa sheegay in deeqdii waxbarasho ee Itoobiya siisay wakhtigu ka dhacay sidii dawladdu u meermeerinaysay, haatana aanay suuro gal ahayn in ay jaamacadaha dalka galaan.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.