“Anigu KULMIYE Ceeb Baan U Aqaana”. Murrashax Jamaal Cali Xuseen Oo Si Adag U Beeniyay In Uu Heshiis Hoose La Galay Xisbiga KULMIYE.

0

Hargeysa(Sayruuq)-Murrashaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa beeniyay in uu heshiis hoose la galay xisbiga KULMIYE, isagoo arrimahaas ku tilmaamay ku kaadiriinta Xisbiga KULMIYE suuqa gashadeen.

jamaal-cali-300×199
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiska Xisbiga UCID ee Hargaysa, ayaa ka hadlay arrintaas iyo qodobo kamid ah khilaafka Xisbiga ka taagan. Hadaladii Jamaal oo dhammaystiran Hoos Ka DAAWO.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.