“Aniga Ah Guddoomiye,” Dhoobo Daareed

0

“Aniga Ah Guddoomiye,” Dhoobo Daareed

Guddoomiyhii Baarlamanka Puntland ee dhawaan xilka laga qaaday, Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobo-daareed oo goordhaweyd shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa markale ku celiyey in uu isagu yahay guddoomiyaha xaqa ah.

Dhoobo ayaa sidoo kale soodhaweeyey in ay iskaashadaan gobollada Sanaag iyo Sool;walow aanu faahfaahin nooca iskaashi.

Wuxuu cambaareeyey wixii dhacay isaga oo ku eedeeyey xukuumadda.

Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Oo Sanaag Soo Gaadhay

Wuxuu yidhi “Puntland waxay u baahan tahay badbaado”,wuxu wadatashi ugu baaqey bulshada gobollada Sanaag iyo Haylaan.

Xigasho: Suxufi Mohamed Salh

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.