“Aniga Aabahay Askari Ayuu Ahaa, Guri Askari Ayaan Ku Soo Koray Barnaamijka Xisbigana Doorka Ciidamadu Way Ku Cadyihiin”Murashax Cabdiraxmaan Cirro

0

Hargaysa(Sayruuq)- Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa sheegay in aabihii ahaa Askari uuna ku soo koray Guri Askari, Barnaamijka Xisbiga WADDANI ay ku cadahay doorka Ciidamadda uu gaadhsiin doono Xisbigu markuu tallada dalka ku guulaysto insha allah.

Guddoomiye Cirro oo Saxaafaddu wax ka waydiisay hadal ka soo yeedhay Wasiirka Warfaafinta Cadaani ayaa sheegay in warkaas aanu garanayn halkuu Wasiirku ka keenay, Cirro oo arrimahaas ka hadlaaya

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.