Angela Merkel Oo Noqotay Gabadha Awood Badan Dunida

0

Majaladda caanka ah ee Forbes ayaa boqolka dumar ah ee sannadka 2019 ka dunida ugu awoodda badan, waxa ay kaalinta koowaad siisay raysalwasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel.

Majaladdu waxa ay sheegtay in sababta ay gabadhan kaalintan u siisay ay tahay sida adage e ay u hor istaagtay siyaasadaha adduunka ee madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo go’aankeedii ay sannadkii 2015 ka albaabada Jarmalka u furtay in ka badan hal milyan oo qaxoonti Suuriyaana ah.

Source:

Daily Mail

Kamaal Marjaan

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.