Amb. Maxamed Cali Oo Ka Digay Dad Xukumaddu Xilka Ka Caydhisay

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiye xigeenka xisbiga Waddani ahna musharraxa Madaxweyne xigeen Dr Maxamed Cali Cabdi ayaa si adag uga digay xiisad ka taagan gobolka Awdal kadib markii xukumaddu xilal ka eriday masuuliyiin reer Awdal ah. Isu duweyaal, maareeyayaal, agaasime waaxeedyo iyo shaqaale ayaa la sheegay in laga eryay wasaaradaha. waxa jirtay hadal hayn xooggan oo gobolka laga dareemay taas oo ku saabsan in si gaar ah loo beegsaday masuuliyiin beelahoodu codka siiyeen xisbiga Waddani.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.