Akhriso Mooshin Laga Gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia

0
Guddoomiye Jawaari Oo Iscasilay

Akhriso Mooshin Laga Gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia

Guddoomiyaha aqalka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa mudaneyaashu ka gudbiyeen mooshin xilka lagaga qaadayo. Mooshinkan ayaa si shaac baxsan looga dareemay xafiisyada guddoomiye Jawaari iyo kuwa madaxda Soomaaliya.

Guddoomiye Jawaari ayaa lagu eedeeyay qodobo dhawr ah oo ku saabsan in uu awoodo ku tagri falay iyo in uu jabiyay xeerarka golaha Shacabka laakiin, lama oga xilligan xasaasiga waxa ku soo beegay. Dhaqdhaqaaqan ayaa yimid maalin kadib markii Jawaari guddoomiyay fadhigii u horeeyay ee kalfadhiga 3-aad oo laga soo saaray go’aan shirkadda Dp World ee reer Imaaraad lagaga mamnuucay Soomaaliya.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.