Akhriso: Ibrahim Waa Kuma? Sidee Looga Shakiyay. Muxuu Gabar Isaga Dhigay. Adigaa yaabi doona

0
Akhriso: Ibrahim Waa Kuma? Sidee Looga Shakiyay. Muxuu Gabar Isaga Dhigay. Adigaa yaabi doona

Akhriso: Ibrahim Waa Kuma? Sidee Looga Shakiyay. Muxuu Gabar Isaga Dhigay. Adigaa yaabi doona

• WAA KUMA IBRAAHIM

Ibrahim Bashiir waa 21 sano jir, wuxuu dagnaa Gaalkacyo qeybta Puntland. Wuxuuna kasoo jeedaa isla magalada Gaalkacyo

Ibraahim wuxuu Turkiga tagay 6 bilood kahor, isagoo asxaabtiisa ugu sheekeeyay in gabar ay saxibo yihiin wadi doonto

• GABADHA WAA TUMA

Sahro Bashiir waa gabadha la dhalatay Ibrahim Bashiir oo uu sheegay inay saxibo yihiin lkn waa gabar la dhalatay isaga.

• SIDEE IBRAAHIM LAGU QABTAY

Maanta ayaa isagoo raba inuu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee Ankara ayaa waxaa qabtay ciidamada indhaha gorgorka leh ee dalka Turkiga

Wuxuu soo xirtay dharka dumarka iyo tin macmal ah. Wuxuu kaloo soo marsaday Make Up iyo gacanta waxaa ugu jiray Boorso dumar

Wuxuu sameeyay wax kasto oo uu isugu ekeysiin karo gabadha Baasaboorkeeda usoo dhiibtay ee Sahro Bashiir.

• WADANKEE AYUU U SOCDAY

Gabadha waxey dagan tahay dalka ingiriiska. Ibraahim ayaana u socday dalkaas, isagoo rabay inuu baasaboorkeeda Turky ilaa London kaga dago.

• QAABKA JIRKIISA

Dad ayaa la yaabay sida looga shakiyay Ibraahim oo qorshahaan watay muddo dheer. Sidee loo qabtay?

Ciidamo waxaa jira indho gorgor leh oo arimaha noocaan kushaqo leh. Waxey ka shakiyeen qaab socodkiisa iyo qaabka jirkiisa u dhisan yahay

Tusaale malaheen jirka dumarka sida gadaal inay yara weyn tahay iyo horay in wax uun uu leeyayay. Waa ila fahanteen ayey ila tahay

• 6 SANO OO XARIG AH

Sharciga immigration-ka ee dalka Turkiga ayaa dhigaya in falalka noocan ay yihiin dambi qaran. Waxana macquul ah in Ibrahim uu muteysto 6 sano oo xarig ah

Gabadha ayaa iyadana 99% weyn karta baasaboorkeeda iyo dagnaanshiyaha dalka Ingiriiska. Waliba waxaa loo badinayaa in iyadana xabsi la dhigo

Wax ka dheh arintaan layaabka badan. Turkida wey yaanan yihiin, waa arin ku cusub. Labo erey ka qor

Waxaa Qoray: Idris Abdulkadir

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.