Akhri Codadka Ay Heleen Xubnaha Komishanka Cusub

0
Akhri Codadka Ay Heleen Xubnaha Komishanka Cusub

Golaha wakiillada Somaliland ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka Qaranka oo muran weyni ka taagnaa. xubnaha oo uu ka maqnaa xubinta xisbiga Waddani ayaa helay kalsoonida baarlamaanka waxaanay codadka u kala heleen sidan:-

  1. Cabdirashiid Maxamuud Cali Riyo-raac 50 xildhibaan ayaa ansixiyay
  2. Kaltuun Sh Xasan Cabdi waxa ogolaaday 55 xildhibaan ayaa ansixiyay

  3. Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood 58 xildhibaan ayaa ansixiyay

  4. Xasan Yuusuf Ducaale 58 Xildhibaan ayaa ansixiyay

  5. Maxamuud Daahir Jaamac 55 Xildhibaan ayaa ansixiyay

  6. Mustafe Maxamed Daahir 58 xildhibaan ayaa ansixiyay

Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani iyo xisbiga UCID ayaa si weyn u diidan Cabdirashiid Riyo-raac oo Kulmiye ka tirsanaan jiray waxa kale oo Waddani diidan yahay Kaltuun Sh Xasan Cabdi oo ka tirsanayd Komishankii hore.

Sayruuqnews
Hargeysa-Somaliland

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.