Ahmedoow Abaaroow Dalkii Wuu Ku Eedaye, Ayaamahaaga Kuu Hadhay Maad U Jeesan Aakhiro.

0

Awoodbaad Ku Faantoo Inyar Maad Hanbaynine, Aaminaadi Dhimatoo
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.

S.C.W.R.W.B.

SALAANTAAS ISLAAMKA KADIB WAA TII KHAASKA U AHAYD,

BAHDA SAYRUUQNEWS IYO AKHRISTA YAASHEEDA.

 

AXMEDOOW  ABAAROOW,

OLOL IYO DAB NAAROOW,DALKI WUU KU EEDOO,

INTA AAD NA YEESHAAN,LA ILOOBAHAYN ABID,

ARAMIDUNA KUGU MAQAN,IFKA INTAYDIN JOOGTAN.

 

AWOODBAAD KU FAANTOO INYAR MAAD HANBAYNINE,

AAMINAADI DHIMATOO,ADIGAA UGU DENBEEYAYE,

URURISO REERKA IDILKII AGTAADANA HA JOOGAAN.

 

AYAAMAHAAGA KUU HADHAY,AAKHIRO DANTEEDEE,

ADUUN XOOGSO TIRO BADAN,INAAD GAADHI MOOYE,

UNA ADKAYSO EEDIYO AFXUMADII KU GAADHABA.

 

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.