Afar qisaba qosol bay lee yihiin

0
Waa maxay Ahli Sunnah wal Jamaacah?Ibraahim Hawd

Afar qisaba qosol bay lee yihiin: W/Q Ibraahin Hawd

  1. Xildhibaannada iyaga oo mucaaradka la ga soo doortay, oo dadweynuhu isbeddel u gu codeeyay, haddana maanta Qamuunyo kabaha u leefaya waxaa ku jira u gu yaraan afar uu u diiday in ay Kulmiye is ka soo sharxaan isaga oo reerka ay yihiin tiradiisa quudhsanaya.

  2. Niman ay Qamuunyo is ku qabiil yihiin oo mucaaradka la ga soo doortay ayuu tolnimo u gu muusannaabay oo yidhi shisheeye ha i ga raacina, sidaas bayna xisbigoodii u ga tageen oo isaga ku raaceen.

  3. Is la kolka Qamuunyo sidaa tolkii u gu muusannaabayo xildhibaannada la jooga badankoodu isaga la qabiil ma aha, waayo Habar Awal oo dhan waxaa ka soo baxay 14 qof.

  4. Xildhibaannada aan isaga la qabiilka ahayn ee Kulmiye kolka uu sidaa wax u qabyaaladaynayo waa ay daawanayaan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.