Addis Ababa 25 November 1984

0
Degdeg: Boolis Lagu Laayay Addis Ababa

Addis Ababa 25 November 1984.

Video-gani waa afduubkii diyaaradii Somali Airline oo fadhida caasimada Itoobiya ee Addis Ababa. Diyaaradan waxaa soo afduubay Muj Cawil Cadami iyo laba mujaahid oo kale oo la socday.

Sida aad fiidyowga ku aragtaan diyaarada waxaa ku xeeran militeriga Itoobiya oo wata baabuurta gaashaaman. Waana maalin uun ka dib markii diyaaradu soo fadhiisatay Addis Ababa, waxaa kale oo aad fiidyowgan ka arki kartaan RED CROSS ta oo afduubayaashu u ogoladeen inay diyaarada soo fuulaan si ay u eegaan dadkii diyaarada saarnaa ee la haystay caafimaadkooda.

Afduubkani wuxuu dil ka badbaadiyay dhalinyaro badan oo dil ugu xukuneyd xukuumadii Siyad Barre, kuna jiray jeelashii Somalia

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1584637651638770&id=100002776525899

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.