Abwaan Jaylaani iyo Maqaal Xiiso badan – Jacaylka Dhabta ah ka hor Guurka

0

Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid Jaylaani oo wax ka qoray Jacaylka Dhabta ah Guurka ka hor

  • Isfahan la,aantiinu ma badantahay mararka qaarna waxaan waxba ahayn ma isku qabsataan maku Buuqdan,Waayo Lamanaha Sida Dhabtaa Isu Jeceli Guurka ka Hor waa qaar buuq Iyo Mishkalidu ku yar badantee
    marar badan ma dhacday in aydun kala xanaaqdeen hadana meel kala tagi maysaane maysu soo labateen.makala Hinaastaan Idinka oo isku kalsoon Xiliyada Qaar,,,,
    Marka aad Hinaase isku yara aragto matahay marka aad ugu jacaylka badantahay, Hinaasuhu kii Waalida ahaa maha ee waa mid qofka Waxjecel inta aanu qofkan Guursan uu isku arko oo ah warwar uu ka qabo inu Qofkan Waayee,,,,
    kala maqnaan shihiinu sabab ma unoqdaa Buuq maskaxeed oo marwalba keena inaad isku dhacdaan, kala Fogaanshihiinuna mayahay Caqabada ugu wayn Ee idiin Nuglaysay kumanaan iyo Boqolaal Khilaaf oo yaryar oo Samaayn Ku Yeesha farxadiina intabadana idin dareensiiya Xanuunka jacaylku leeyahay majiraan,……………….
    inkabadan 95% qoysaska is jecel ee Is Guursaday, waysoo mareen Xaladihiinan oo kalee marka aad ugu kalsoonida badantahay ma noqotaa marka khilaaf aad is lahayd kanaa sabab Unoqnaya inaad is waydaan uu Burburin kariwaayo Boqortooyadiini jacaylka Ku dhisnayd,,,
    xiliga khilaafka aad ka heshiisan kadib Daqiiqadaha ama Miridhadaa waxbadan ma isku sheegatan waxbadana qorshe maka yeelataan idinka oo isku dhiirigalinaya inaydan mardanbe is BOLCK garayn ama Kaadhka ama kaadhka iyo Nuberka midkiin badalin oo mid cusub Furan, ma isla garataan In aan Mardanbe sidan oo dhan loo kala Fogaan, waa Heshiis aan waxba ka jirine, KAL IYO LAAB XAADHAN MA ISUGU WARANTAAN,,,,
    intaad kala maqnaydeena midba inu ka kale dusha kala socday Xaaladiisa iyo dhaqdhaqaqiisa ma isu sheegtan,,, waa Astaamaha Jacaylka Buuqa iyo is qabsigu khilaafkiinuna uu soconaya marlkasta oo jacaylku idinku siibatana waxa batay cadhada iyo Is ciil kaanbigee Markale waxan waxba ahayn hadana makukala cadhotaan Maalmo iyo habeeno, makala Maqnaateen
    Heerka jacaylkiinu leegyahay ayay ku xidhantahay Heerka cadhadiina iyo Heerka farxadiinuba, TUSAALE, waliga balan qof aanad jeclayn maku jaray adoo sugaya, waxa laga yaaba inaanad waxba kasoo qadin, lakiin qof aad jeceshay ood sugaysay inyar Dib makaga dhacay oo 20mint maka habsaamay balaya ka dhacaysaba habeenkaso dhana ada lagu sasabayaa, sidii caruurta,,,Kolka aad jacaylkaga qoraal kuwada hadlaysan sidan ma dareenta, jawabaha haduu la raago ma xanaaqda qoraalkisu hadu kugu yaraado ma saluugta xata mararka qaar maku kala cadhootanba oo ma uqadata inuu mashquul waxkale ku yahay,,
    ma necebtahay marka telefonkisu xidhanyahay Qofkaga aad jeceshay. gaar ahaan Habeenki Fiidka Hore,iyo Xiliyada uu ku idhaahdo meelban u baxaaya ama meelban tagaya sida Suuqa ama Xaflad ama Martiqaad kalaba,
    Dadka kale qaladka ay ka galaan dulqaad waad u leeday 70%
    lakiin qofka aad jeceshay qaladkiisa u dulqaad yaridaa 50%
    dadka kale Raali galintooda Lakin Hore uma yeeshid 60%
    qofka jacaylku idin dhexyaalo waxad ka raali noqotaa 99%
    imika Xaladahan keeban ku Sugantiin
    Xaalad Farxadeed
    Xaalad Buuq Iyo xanuun leh
    Xalad Hinaase iyo Warwar badanleh
    Xaalad kala Maqnaasho cadho Iyo Boholyow
    Xaalad imika ama goor dhawad uun aad heshiiseen oo khilafki hore idinka dhamaaday kii Danbana aad sugaysaan,,
    DADKA IS JECELI WAY ISU CADHOODAAN LAKIIN MAKALA FOGAADAN WAXWAYN OO DHACA MOOYEE,

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.