“Abaarta Gobolada Bari Ka Jirta Oo Dhan Nin-kaliyaa Qaata Wixii La Siin Lahaa” Sheekh Aadan Siiro

0

Hargaysa(Sayruuq) Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo kamid ah culimada ugu caansan dalka Somaliland, ayaa cod dheer ku sheegay in dadka abaaruhu bariga ku haleeleen wixii loogu gurman lahaa uu qof kaliyii jeebka ku shubto oo qaato, taas oo nasiib darro uu ku tilmaamay.
Sheekh Aadan Siiro oo arrinahaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO:

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.