AAWAY ĎOORKII DOWLADDA? Cabdirisaaq Catoosh

0
AAWAY ĎOORKII DOWLADDA? Cabdirisaaq Catoosh

AAWAY ĎOORKII DOWLADDA? Cabdirisaaq Catoosh
Waxay isku wareejiyeen qoraalo iyaga uun ay ogyihiin. waxay isku wareejiyeen kursigii Taliyaha Amisom ee Soomaaliya. waxaana goobjoog ahaa oo kaliya Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya. waliba taliyaha cusub ee ciidanka Amisom waa sarkaal Itoobiyaan ah oo waxuu xukumayaa kumanaan askari oo goobo kala duwan Soomaliya ka jooga.

Hadaba su’aahan mala isweydiiyey?

Aaway doorkii dowladda mase ogayd xilwareejintii maanta dhacday ? .

Wasaarada Gaashaandhiga ma ogtahay waraaqaha ay saraakiisha ajnabiga ah ay iskuwareejiyeen mase lagala tashaday inaba howshan maanta dhacday?.
AAWAY ĎOORKII DOWLADDA? Cabdirisaaq Catoosh
Sideedaba Amison ma ognahay xiliga ay dalka ka baxayso mase laga maarmaa? .

Dowlada ma ogtahay tirada saxda ah ee Amisom Soomaliya ka joogta, waliba ciidanka Itoobiya ayaa farta lagu fiiqaa inay ka badan yihiin ciidanka tiro ahaan u diiwaangashan Amisom.

Hubka Amison ee dalka yaalla dowlada maka warqabtaa?

Arimahan oo dhan waxay mugdi sii galinayaan in Soomaliya xasilinteeda ay weli fogtahay. gacan shisheeyana aan laga maarmi karin maalmahan dhow.

Adigu maxay kula tahay?

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.