Aamiin Caamir Oo Sawir Ku Muujiyay Doodda Ka Taaggan Cidda Leh Muqdisho

0

Hargeysa(Sayruuq) Maalmihii u dambeeyay waxay bulshada Soomaaliya ka doodaysay hadal la sheegay in uu yidhi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah siyaasi dhawaan xukumadda Soomaaliya xidhay. Hadalka la sheegay in uu yidhi markii la soo daayay ayuu nuxurkiisu ahaa in madaxda Soomaaliya Muqdisho marti ku tahay islamarkaana beeshiisu tahay tan magaalada leh.

Bulshada Soomaaliya ayaa arrintaasi si weyn ugaga dooday baraha bulshada iyaga oo lafo guraya in cid gaar ah leedahay caasimadda Soomaaliya iyo wada lahaanshaha dalka.

Farshaxan Aamiin Caamir ayaa sawirkan kaga hadlay doodda taagan

Image may contain: 2 people, text

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.