92 Mudane Oo Saxeexay Mooshin Ka Dhan Ah Farmaajo

0
92 Mudane Oo Saxeexay Mooshin Ka Dhan Ah Farmaajo

92 Mudane Oo Saxeexay Mooshin Ka Dhan Ah Farmaajo
Mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayuu guddoomay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal.

Mooshinkan ayaa la sheegay inuu yahay hindisaha xilka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xildhibaanno gaadhaya 92 mudane ayaa soo gudbiyay mooshinka waxaanay ku eedeeyeen madaxweynaha Soomaaliya sharci jabin. Eedaha loo jeediyay waxa ka mid ah in madaxweyne Farmaajo heshiisyo qarsoodi ah la galay dawladda Itoobiya.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.