35% Golaha Wasiirrada Cusub Oo Haysta Dhalashada Reer Galbeedka

0

Hargeysa(Sayruuq) Golaha wasiirrada madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa la ogaaday in ay 35% ka mid ah haystaan dhalashada waddamo shisheeye. Madaxweyne Muuse ayaa ololaha ku galay in aanu haysan dhalasho shisheeye, islamarkaana aanu waligii qurbejoog noqon.

Dawladdii Siilaanyo ayaa lagu dhalliilay in ay qurbejoog u badisay shaqada iyo xilalka Qaranka

Xigasho Geeska Afrika

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.