“26 June 1960 Ayuu Qarankani Dhashay,” Wasiirka Gaashaandhigga Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

0

Hargeysa(Sayruuq) Wasiirka gaashaandhigga Somaliland Ciise Xawar ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa waxaanu sheegay in uu degaannadiisa Bariga Sanaag gaadhsiin doono dawladnimada. waxa wax laga waydiiyay aragtidiisii hore oo ahayd mid uu si kagan ugaga soo horjeeday Somaliland.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.