23-kii Sarkaal Ee Inqilaabka Sameeyay 1961

0
23-kii Sarkaal Ee Inqilaabka Sameeyay 1961

23-kii Sarkaal Ee Inqilaabka Sameeyay 1961
Waxaan halkan kusoo bandhigayaa Magacyadii Saraakiishii 26kii December 1961 inqilaabka ka Samaysay Somaliland waana kuwan hoos ku qoran:

  1. Laba Xidigle Xasan-kayd Cabdille Walanwal Rer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
  2. Laba Xidigle Cabdillaahi Maxamed Adan Koongo Rer Hargeisa Habar Yoonis Isaxaaq
    3, Laba Xidigle Muxumed-Awr Cabdillaahi Rooble Rer Berbera Habar Yoonis Muuse Cabdalle
  3. Xidigle Faysal Xaaji Jaamac Geedi Rer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
  4. Xidigle Cawil Cali Ducaale Rer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
    1. Xidigle Axmed Xaaji Diiriye Rer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
  5. Xidigle Cali Haaruun Rer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
  6. Xidigle Maxamed Sheikh Muuse Rer Sheikh Habar Yoonis Muuse Cabdalle
  7. Xidigle Cabdi Yusuf Abokar Rer Hargeisa Ciidagale Rer Rooble
  8. Xidigle Maxamed Cabdiraxmaan Xaaji Jaamac Lugooyo Rer Berbera Ciise Muuse
  9. Xidigle Xuseen Maxamed Bulaale Dakhare Rer Berbera Ciise Muuse
    1. Xidigle Cabdillaahi Cabdi Faarax Dayr Rer Berbera Ciise Muuse
  10. Xidigle Maxamed Maxamuud Raage.
  11. Xidigle Cabdillaahi Saciid Caabi Rer Hsrgeysa Sacad Muuse Rer Axmed
    1. Xidigle Maxamed Maxamuud Saciid Bidixo Rer Hargeisa Sacad Muuse Rer Axmed
  12. Xidigle Yuusuf Axmed Kibaar Rer Gabiley Sacad Muuse Jibriil Abokar
  13. Xidigle Saciid Oogle Rer Ceel-Afweyn Habar Jeclo Ba Sanbuur
  14. Xidigle Saciid Cali Giir Rer Laas-caanood Dhulbahante Ba Harrar Same
  15. Xidigle Cabdi Dhalac Cabdi Rer Laas-Caanood Dhulbahante
  16. Xidigle Cabdikarim Cashur Rer Laas-qoray Warsangali
  17. Xidigle Cabdi-Xabashi Cali Xuseen Rer Jigjigga Absame Jidwaaq Bartire
  18. Xidigle Maxamed Warsame Rer Borama Samaroon Jibriil Yoonis
  19. Xidigle Daa’uud Cali Yaxye Rer Borama Yemeni.
    Waa 23kii Sarakaal ee Inqilaabkii Dhicisoobay ee Somaliland 26kii December 1961kii.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.