Hanti Dhawrka Somaliland Oo 16 Hay’addood Baadhaya

0

Hanti dhowraha guud ee Somaliland Siciid Saleeban Mire ayaa sheegay inay baadhis iyo dib u eegis  ku samaynayaan 16 shirkadood oo wadaniya oo heshiisyo gaar ah la galay hayadaha iyo wasaradaha xukuumada. Shirkadahaasi waxa kamida kuwa haamaha shidaalka Berbera, waxaana Hanti-Dhowruhu sheegay inay baadhayaan shirkadahaasi iyo heshiisyada ay lagaleeen dawladda.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.