“10 Kun Oo Farriimood Baa I Soo Galay,” Xil Naasir

0

Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa shaaciyay in uu ka laabtay go’aankiisii ahaa in uu ka qayb galayo caleemo saarka madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo ka dhacaya magaalada Kismaayo.

Waxa uu sheegay in culays badan kadib uu aqbalay in aanu tagin shirkaasi.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.