10 Faa,iido Ee Ugu Horeeya Laga Helo Liin Macaanta (Top 10 Health Benefits Of Lemon Water) W/T. Mohamed Yusuf Nuur (Amare) (Q2aad)

0
  1. Waxay Ka Hor Tagtaa Neefta Aan Wanagsanayn Ee Afka Kasoo Baxda

Maadooyin Ay Qani Ku Tahay Liin Macaantu Iyo Isku Jirka  Waxyaabaha Malabka Iyo Biyaha Laga Helo Waxay  Jidhka Ka Saartaa Urta Afka Kazoo Baxda Ee Aan Wanagsanayn. Waxay  Nadiifisaa Afka Waxayna Carisaa Candhuufta Ka Hortagta Cudur Keenaysha Ay Bacteria Kamid Tahay

Sidoo Kale Liin.Macaantu Waxay Ka Hor Tagtaa Waxyaabaha Cadcad Ee Carabka Ku Smaysma Habeenkii Hurdada Markaynu Seexano Kuwaas Oo Ka Kooban Hadhaaga Cuntooyinka Islamrkaana Sababa Inaynay Ilkuhu Suus Galo Iyo Urta Aan Wanagsanyn Ee Afka Kazoo Baxda.

  1. Waxay Liin Macaantu Kor Uqaada Awooda Jidhka

Maadooyinka Wax Nafaqeeya Sida Kuwa Vitamis Ka Laga Helo B And C, Phosphorous, Proteins And Carbohydrates, Waxaa Dhamaantood Laga Helaa Liin Macaanta ,Waxay Jidhka Ku Ilaalisaa Inuu Ahaado Mid Hawl Badan Qaban Kara Islamrkaana Debecsanaan Dareemaya.

Sidoo Kale Waxaa Liin Macaanta Maadooyin Kaydiya Awoodaha Jidhka Islamarkaana Dareensiiya Qofka Inuu Awood Badan Qaban Karo.

7.Waxay Liin Macaantu Dawaysa Xanuunada Keena Caabuqa

Awoodaha Dabiiciga Ee Ay Liintu Kula Degaalanto Caabuqyada Keena Cuno Xanuunka ,Iyo Qanjo Xanuunka , Run Aahaantii Dadka Caba Koob Liina Oo Diiran Maalinkasta Waxay Aad Hoos Ugu Dhigtaa  Xanuunada Ku Dhaca Cunaha Sidaa Si Lamida Waxay Hoos U Dhigtaa Xanuunada Ku Dhaca Sambaabda Sida Asthma , Sidoo Kale Hadaad Cuno Xanuun Leedahay   Isku Day Inaad Xoojiso Oo Aad Joogtayso Cabitaan Liin Macaanta Iyada Dhayi Doonta Nabarke.

  1. Liin Macaantu Waxay Hoos Udhigtaa Dhiig Karka

 Dadka Leh Dhiig Karku Waxaay Si Aad Uga Faaiidayaan Liin Macaanta , Cabisteeda Haday Joogteeyaan,Waayo Waxay Ilaalisa Habdhiska Dhiig Wareega , Maadada Loo Yaqaano Potassium Oo Si Aada Looga Helo Liin Macaantu Waxay Hoos Udhigtaa Stress Ka Ama Isku Buuqa Waxayna Caawisaa Inay Maskaxdaadu Si Fiican Ushaqayso,Taasoo Dhiigana Ku Ilaalisa Cadaadiska Saxda Ah,

  1. Waxay Liin Macaantu Ka Hor Tagtaa Xanuunada Ku Dhaca Kaadi Mareenka

Liin Macaanta Waxaa Ku Jirtaa Maado Kaadida Badisa Islamarkaana Nadiifisa Kaadi Haysta Dhiiri Galisana In Kaadi Badan Timaado,Waxayna Badeshaa Ph Kaadi Iyadoo Ka Dhigta Mid Anay Cayayaanadu Ku Noolaan Karin ,Dumarka Ay Kus Oo Noqnoqoto Xanuunada Ay Ku Dhaca Kaadi Mareenka(Urinary Tract Infections), Haday Liin Macaanta Joogteeyaan Waxay Ka Hortagaysaa Inay Caafimaad Wanagsan Helaan.Marka Subaxii Aad Soo Kacdo Oo Add Cabto Koob Liina Oo Diiran Waxay Kor Uqaadaysaa Caafimaadka Iyo Awoodada Jidheedba Waana Naad Ka Dhihataa Liinta Waxyaabaha Aad Caadiyan Isticmaasho

Qalinkii Iyo Turjumadii.Mohamed Yusuf Nuur

Qaybtii 2 Aad..

Email.Amareyare@Gmail.Com

Tell.252 63 4403929

Xigasho. Http://Www.Top10homeremedies.Com/Kitchen-Ingredients/Top-10-Health-Benefits-Of-Green-Tea.Html

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.