Xukumadda Oo Ka Hadashay Xadhigga Buurmadow

0
856 views
Xukumadda Oo Ka Hadashay Xadhigga Buurmadow

Xukumadda Oo Ka Hadashay Xadhigga Buurmadow

Xukuumada Somaliland oo la hadashey idaacadii caawa ee laanta afka Somaliga ee BBC-da ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu xaqiijisay in xabsiga la dhigay Boqor Buurmadow.

Xukuumada ayaa waxaa ay sheegtay in sababta loo xidhay Boqor Buurmadow ay tahay kadib markii uu dhawan hadalo dhawaac ku ah madax banaaninda Somaliland u ka jeediyey deeganka Carmo ee maamula Puntland oo uu kaga qeyb galay caleemo saar beel daaje

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.