Xogo Cusub Oo Laga Helay Shiidaalkii Gaadiidka Somaliland Hashkadeeyay

0
788 views
Xogo Cusub Oo Laga Helay Shiidaalkii Gaadiidka Somaliland Hashkadeeyay

Xogo Cusub Oo Laga Helay Shiidaalkii Gaadiidka Somaliland Hashkadeeyay

Hargeysa(Sayruuq)- Axmed Cabdishakuur waa khabiir ku takhasusay culuumata shiidalka kaasi oo shahaadada labaad ee Master ku qaatay Petrolka, Axmed ayaa markii kowaad helay sababaha shiidalkii gaadiidka yaryar ee Somaliland hashkadda fadhiidka ah ka dhigtay.

Axmed oo uu waraystay wariyaha ruugcadaaga ah ee Faysal Fadhfadhle barnaamijkiisa Milicsiga siyaasgu ayaa xog badan oo dhanka shiidaalka ah soo gubiyo.

hoos ka daawo barnaamijko dhamaystiran

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.