Xisbiga Waddani Oo Dib U Dhigay Shirweynihiisa

0
470 views
Xisbiga Waddani Oo Dib U Dhigay Shirweynihiisa

Xisbiga Waddani Oo Dib U Dhigay Shirweynihiisa

Kulan uu guddoominayay guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo ay guddida fulintu yeelatay ayaa shirweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani dib loogu dhigay muddo sanad ah. Shirweynaha ayaa la sheegay in dhawr sababood awgeed dib loogu dhigay kuwaas oo ay ka mid yihiin in xisbigu dhawaan doorashadii madaxtooyada ka soo baxay.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here