Xisbiga Waddani & Madaxtooyada Oo Caawa Xaflado Kala Duwan Ku Xusaya 18 May

0
685 views

Xisbiga Waddani & Madaxtooyada Oo Caawa Xaflado Kala Duwan Ku Xusaya 18 May

Madaxtooyada Somaliland waxa ka socota munaasibad afur iyo casho ah oo lagu xusayo 27 guurada maalinta Qarannimada Somaliland ee 18 May, halka Hotelka Ambasador ay ka socoto munaasibad taas la mid ah oo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ku xusayo 18 May.

Xukumadda Somaliland ayaa xuska 18 May u rartay 15-kii bishan inkasta oo aanu xuskaasi ka qayb galin xisbiga Waddani oo hore uga soo horjeestay in hore loo soo dhigo maalinta Qaran.

Image may contain: 1 personImage may contain: one or more people, people sitting and indoor

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.