Xisbiga wadani oo xil cusub u magacaabay Hinda xasan idiris.

0
23 views

Hargeysa(Sayruuq)Xisbiga wadani ayaa hinda xasan idiris u magacabay gudomiye ku xigeenka bulshada ee heer qaran,iyadoo hore u haysay xilka gudomiye ku xigeenka gobalka marodi jeex.

Gudoomiye hinda xasan idiris ayaa shacbiyad balaadhan ku dhax leh gobalka ay kasoo jeddo ee hawd iyo dhamaan somaliland oo dhan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here