“Xisaabtan Saxda Ayaa Soo Afjaraysa Muranka Kursiga Wakiillada,” Cali Xasan Cawaale

0
1,673 views

“Xisaabtan Saxda Ayaa Soo Afjaraysa Muranka Kursiga Wakiillada,” Cali Xasan Cawaale

Qaab xisaabeedkan aya sida saxda ah usoo afjaraya muranka ka taagan labada xubnood ee xuseen caydiid . iyo maxamed muuse abees.

qaabkaasi oo ah sidan.

1. Marka laga yimaado waraaqahan is burinaya ee saxafada lagu soo bandhigay. waxa laga duulaya in qaabkan lagu soo saaro xubinta xaqa u leh iyo warqada saxda ahba.

Xisbiga Kulmiye doorashadii barlamanka ee 2015. waxa gobolka maroodi jeex uga sharaxna 20 xubnood.
8. way heleen 12 tobana waxay noqdeen kayd. sidoo kale xisbigu waxa uu gobolka maroodi jeex ka helay tiro codad ah kuwas oo si guud loogu dhawaqay marka laga yimaado tirada codadka xubin waliba heshay.

Sidaa darteed. tiradii guud ee xisbigu ka helay gobolkan m. jeex oo ah isu geynta codadka musharax kasta helay mid hadhay iyo mid guulaystayba. ayaa la barbardhigayaa isu geynta tirooyinka ku qoran waraaqahan ee xubnahan 20 tanka mid walba ku hor qoran.
inta ka dib waxa la kala jaraya
isugeyta tirada xubnahas waxana laga jaraya tiradii guud ee xisbigu ka helay gobolka Mjeex.

halka waxa soo baxaya laba natiijo mid uun .
1. farqi u dhexeya labadan wadarood kaasi oo noqonaya codad siyaado ah, oo meesha ku jira am korodh ah. marka hadii taasi dhacdo oo tiro saayaado ahi so baxda waxa jirta wax isdaba marin .
2. hadii se ay isgoostan isugaynta tirooyinka xubnaha ku horqoran midkasta iyo tirada guud ee xisbiga kulmiye ka helay gobolka maroodi jeexn ee komoshanku ku dhawaaqeen wakhtigaas maxkamaduna ansixisay.

sidaasbay ku sax ku tahay balse waxa dhacay qalad madbici ah oo dhanka kala hormarinta labada xubnood ah xaga tirada iyo kaydkaba. waxana sax ah qoraalka isugeynta tirada xubnaha ku qorani ay la mid noqoto tiradii guud ee xisbiga kulmiye ka helay Gobolka M.jeex. oo ah in la raaco .

Nidaamkan aya ah ka sheegaya qoraaladan ka saxda ah ee maxaba intan oo dhan loogu murmi ama loogu wareeriba. intasba so afjarayse.

Halkan hoose ka daalaco natiijada guud ee xisbiga kulmiye ka helay g.mjeex ee komishanka dorashoyinku so saareen. iyo liiska iyo tirada musharaxiintii xisbiga kulmiye ay kala heleen mid guulaystay iyo mid waayay oo kayd noqdayba 20 tanki musharax.

Natiijadii codka Gobolka M.j ee dorashadii golaha wakilada ee 2005

Tirada guud ee ka codaysay g.m.jeex. wa sidan: 255979. wa sadexda xisbi g.mjeex.

codadka xumaaday. waa ; 2750. waxa ansaxay gud ahaan: waa 253229.

Sida ay u kala heleen codadakan 3 Xisbi

1. Udub waxa u ka helay g.m: 81552 cod

2. Ucid waxa ka helay gm: 75796 cod

3. Kulmiye waxa u ka helay : 95881 cod.

isu geynta codadkii gobolka mj ; 253229

bal is qabidsiya Ragii xisaabta yaqaanow idinkoo raacaya xisaabadka guud iyo kuwa gaar ahaaneed ee ku xusan qoraladan. cajiiiiib

"Xisaabtan Saxda Ayaa Soo Afjaraysa Muranka Kursiga Wakiillada," Cali Xasan Cawaale"Xisaabtan Saxda Ayaa Soo Afjaraysa Muranka Kursiga Wakiillada," Cali Xasan Cawaale

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.