Xildhibaanno Ka Dooday Hadallada Waji Ku Macaashka

0
259 views
Xildhibaanno Ka Dooday Hadallada Waji Ku Macaashka

Xildhibaanno Ka Dooday Hadallada Waji Ku Macaashka

Jamhuuriyadda Somaliland waxaa la sheegay in muddoyinkii dambe ay kusoo badanayeen dadka siiba madax-dhaqameedyada iyo siyaasiyiinta ee warbaahinta isla soo taagaya hadaallo xambaarsan xanaf iyo beelnimo.

Haddaba arrintan ma dimuqraadiyad baa mise waa nidaamo darro?

Doodan gaaban oo arrintaasi ku saabsan ayaa weriyaha BBC-da ee Hargeisa Axmed Saciid Cige waxaa uu dhex dhigay xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed {Cabdiraxman Xoog} iyo Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige {balaaki} oo labaduba ka tirsan baarlamaanka Somaliland. Waxaa ku hormaraya xildhibaan Xoog.

Halkan ka dhegayso doodda Labada Xildhibaan

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.