Hargeysa (Sayruuq):- Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee gobalada Bariga Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga hor yimid golaha wakiilada Somaliland oo fadhigoodii maanta ku ansixiyey in ay xukuumadu wada hadal la gasho maamulka Khaatumo Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in codeyntaasi aheyn mid sax isla markaana xildhibaanadii gacanta taagay aanay tiradoodu ka badneen 20 xildhibaan kuwaas oo uu tilmamay in uu dhegta wax ugu soo sheegay Gudoomiye ku xigeenka Golahaas oo uu ku sifeeyey mid ka faa,ideysana shir gudoominta golahan mudada uu Ciro dibada ku maqan yahay.

Sidoo kale Xildhibaan Saleeban Cali Koore ayaa waxaa uu Gudoomiye ku xigeenka golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax ku sifeeyey in uu yahay danbiile Qaran

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Somali News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

Ciidamda Taraafikada Oo Saaka Shaqooyin Cusub Ka Bilaabay Gudaha Magaalada Hargeysa

Hargeysa (Sayruuq):- Ciidamada nabad galyada wadooyinka ayaa waxaa ay saaka shaqooyin cusu…