Xaruntii Xisbiga Kulmiye Oo Jamac Shabeel Laga Hor Istaagay

0
62 views

Xaruntii Xisbiga Kulmiye Oo Jamac Shabeel Laga Hor Istaagay
Hargeysa(Sayruuq)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xarunta dhexe ee Kulmiye maanta iska hortaagay guddoomiye Jaamac Shabeel, oo doonayay in uu gudaha u galo xarunta.

Wariyeyaal oo ay ku jiraan Sawirqaadayaaal ayaa xabsiga loo taxaabay.

Mr Shabeel waxa uu saxaafadda u sheegay in ay nasiib darro tahay tallaabada xarunta lagaga hor istaagay.

Waxay u muuqata in xisbiga Kulmiye laba garab u kala jabay waxaanu Jaamac Shabeel sheegay in uu dib u dhigay shir maanta muddaysna

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.