“Xaasha iima qorshaysna inaan Siilaanyo marnaba wax ka sheegaa,” Xirsi

0
100 views

Xaasha iima qorshaysna inaan Siilaanyo marnaba wax ka sheegaa
Haddaan ujeedo xun ka leeyahay markaanu kala tagnay soo kala horjeedna Haddaan ujeedo xun ka leeyahay markaanu kala tagnay soo kala horjeednay ee labada xisbi kala ahayn baan Siilaanyo weerari lahaa markaa Xaasha iima qorshaysna inaan Siilaanyo marnaba wax ka sheegaa qofkii isagu wax ka sheegaya ee Hadalka duwaya waa Meesheeda.

Waad mahadsan tahay Faysalow Buuggu wuxuu xanbaarsan yahay Nuxurka ah ee aan ugu talo galay waa Xusuus qor, Noloshaydii iyo taariikhda intii aan ka xasuusto Dalkayga iyo Dadkayga, anigoo uga jeeda xusuus qor (Biography) waxaan ugu talo galay inaan Daaba2dii koo baad soo saaro Mustaqbalkana sii wado.

Aan ku saxee Xiska iyo Xusuustu waa kala gaar, Xiska aniga Buuggayga kuma qorna Xisku waa Miirka iyo Maanka, Miirka iyo Maanka Siilaanyo Ilaa maalintuu Kursiga joogay ilaa maalintaan ka tegay wuxuu ahaa Taam, Xusuusta Banii-aadamku korbay u ka2daa marna hoos bay u dha2daa, labada shay ee Sababaa waa marka qofka shaqo badani ku furanto inuu kala xusuustaa hoos bay u dha2daa marka da’adiisu korodhana hoos bay u dha2daa maan sheegin beersanteeje ka ma 10% baa ma 50% baa maan sheegin manaan qiyaasi karayn, anniga hoosbay u dha2day maalintaan 20-jirka ahaa iyo maanta xusuustaydu isku si maaha adigana waxaa laga yaaba inaan xusuustaadu isku si ahayn.
Haddaan ujeedo xun ka leeyahay markaanu kala tagnay soo kala horjeednay ee labada xisbi kala ahayn baan Siilaanyo weerari lahaa markaa Xaasha iima qorshaysna inaan Siilaanyo marnaba wax ka sheegaa qofkii isagu wax ka sheegaya ee Hadalka duwaya waa Meesheeda.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.