Xaalada Jigjiga oo Sii Xumaatay iyo Dagaal Toos ah oo bilawday

0
1,197 views
Xaalada Jigjiga oo Sii Xumaatay iyo Dagaal Toos ah oo bilawday

Xaalada Jigjiga oo Sii Xumaatay iyo Dagaal Toos ah oo bilawday

War Hadda kusoo dhacay qaybta war qabadaka Sayruuqnews.com ayaa sheegaya in kumanaan ruux ay isugu soo baxeen wadooyinka magaalada jigjia kuwaasi oo ay is fara saareen ciidamadii saaka qabsaday magalaada.

gibi ahaanba waxaa la la’yahay maamulka cabdi ilay oo saacado ka hor ka hadlay baraha bulshada, sidoo kale lama sheegin illaa hadda in ciidamadu qabteen cabdi ilay iyo in kale.
Deg Deg: Jigjiga Oo Madaxtoyadii Lala Wargeegay+Madaxweyne Cabdi Ilay Oo la layahay
1500 Oo Qof Oo Laga Sii Daayay jeelka Jigjiga
Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Oo Jigjiga Imanaya

Jahwareerkii ugu xumaa ayaa ka jira magalaada waxaan gabi ahaanba xidhan suuqyadii ganacsiga ee magaalada, dadka qaar ayaa lasheegyaaa inay bilaabeen inay isaga qaxaan magaalada.
daawo Muqaal live ahoo jigjiga


kala soco wararka ugu dambeeya xaalada jigjiga Sayruuqnews.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.