Xaafada Daami Ee Degmada Gacan-Libaax Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Fataho Dhaam Biyood Ku Dhexyaala Iyo Maayarka Caasimadda Hargaysa Oo Booqday.

0
3 views

Hargaysa(Sayruuq)- Xaafada Daami ee Degmada Gacanlibaax oo qarka u saaran inuu ku fataho bali dhambiyood ah oo ku yaala xafadaas. Waxaana booqday Maayarka Caasimadda iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha degaanka Hargaysa

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here