Weedhani Ma Maangalbaa Mise Waa Maangad!!

ynu soo koobnee waa hoggaan xumo waxa kaa xiga qaran la mid ah qaramada adduunka.

0
232 views
Haddaynu Rabno In Aynu Hore U Socon, Aynu dumino Darbiyada Establisment-ka?
Prof Cabdi Cali Jaamac

Weedhani Ma Maangalbaa Mise Waa Maangad!!

Qabiilka iyo qaranimadu waa Isu cadaw; somalidu meel ay joogtaba looga taag heli maayo qabiil; sidaa darteed somali qaranimo ha ka quusato.

Angiu weedhan waxan u arkaa Maangad; Waan u babac dhigi karnaa in aan ka hor nimaaddo fikirkaas (we can challange), waanan caddayn karnaa in aanay waxba ka jirin sheekadaas la iska wada dhaadhiciyey!!. Wax isu cadaw ahi ma jiro; waa khuraafaad laynagu dhaamiyay; waaba labanka laga dhisayo qaranka, haddii laga saaro danaysiga doqonniimada ah ee uu wato Geedi-baabaw, laga soo bilaabo Siyaad Barre, ee ina yool habaabinaya!!! Miyaan geedi-baabaw, arladu galinba waayeynin!!!

Aynu soo koobnee waa hoggaan xumo waxa kaa xiga qaran la mid ah qaramada adduunka.

Aan sirta ku siiyo; Had iyo jeer xaqiiqadu waa ka-soo- horjeedka waxa la iska wada dhaadhiciyo; Ibnu Haythem, wuxu keenay aragtida physics ah ee odhanaysa ishu waxba ma aragto, ee iftiinka ayay wax ku aragtaa, iyadoo dadku wada aaminsan yihiiin, iskana dhaadhiciyeen in ishu wax aragto!! culimo kale ayaa tidhi, dhulku ma aha xuddunta adduunka; kana hor yimi aragtidaas oo la iska wada dhaadiciyay; dhulku waa mid ka mid ah meerayaasha bahda qorraxdeena, ayay yidhaahdeen.

Qoraaladiisi Hore

U dhaq-dhaqaaqa arrimaha bulshada iyo maamul wanaagga.
“Kalmadda Madaxweynuhu Haamadda Ayay I Jartay,” Prof Cabdi Cali Jaamac
Dooddii Adkayd Ee Dhexmartay Prof Cabdi Cali & Madaxweyne Biixi
“Waa In Komishanku Iscasilo,” Prof Cabdi Cali
Waa Cashuur Uu Dejiyay nin V8 Wataa!Prof Abdi Ali

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.