“Waxaan Ahay Ninka Ugu Xaraga Badan Afrika Ama Adduunkaba

0
633 views
“Waxaan Ahay Ninka Ugu Xaraga Badan Afrika Ama Adduunkaba

“Waxaan Ahay Ninka Ugu Xaraga Badan Afrika Ama Adduunkaba

Nin ku nool magaalada Nayroobi ee caasimada Kenya ayaa isu cumaamaday in uu yahay ninka ugu xaragada badan qaaradda Afrika ama adduunka oo dhanba. Waxa uu sheegay in uu xidho dhar isu wada eeg oo kala nooc ah aadna u tiro badan.

“Waxaan leeyahay 160 Suudh, waxaan leeyahay inka badan 300 oo koofiyadood, waxaan haysta inka badan 200 oo beer oo kaba ah, waxaan ahayd Mr James Maina Mwangi, oo reer Nairobi Kenya ah, waxaanan filaya in aan ahay ninka ugu xarago badan qaaradda Afrika ama adduunka oo dhanba,” Sidaas ayuu yidhi Ninkan.

Waxa uu sheegay in markii uu Nairobi soo galay uu xidhna shaadh kaliya dadkuna ku qosli jireen maaddaama ay ogaayeen in aabihii ahaa halgama dhanka xorriyadda ah oo faqiir ah. Wuxuu ku andacooday in uu Illaahay wax waydiistay.

Halkan ka daawo: ‘I’m the smartest man in Africa – or in the world’

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.