Wasiiro Puntland ah Oo Xuduudka Somaliland Soogalay Xili Xukumadu Berbera Ku Mashquushay (Video)

0
54 views

Taleex(Sayruuq)-Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ayaa Waxaa gaadhay Xubno ka socda Maamul goboleedka Puntland, Kuwaasi oo Booqday Goobo kala duwan oo ku yaala magaalada, Islamarkaana shacabka u sheegay inay Sharaf u tahay inay Taleex soo Arkaan, oo ay War ka qaadaan Dhowaan ayaa waxaa Taleex Booqday Xubno ka socda Somaliland, Kuwaasi oo iyaguna sheegay inay wax u qaban doonaan.

HALKAN KA DAAWO

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here